Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed oo u Wasiirka Batroolka DFS
April 21, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Xeer-Ilaaliyaha Guud ee DFS Dr. Suleymaan Maxamed ayaa u yeeray Wasiirka Batroolka DFS si wax looga weydiiyo heshiis sharci darro ah oo uu la galay shirkada shisheeye ah. Gaar ahaan kuwa Batroolka. Wasiirka Batroolka ayaa horey u sheegay in heshiiska uu wax ka ogaa Madaxweynaha Farmaajo. Waloow madaxweynaha iyo Raisulwasaare Rooble ay Sharci daro ku tilmaameen Heshiiska uu galay Wasiirka Batroolka.
no images were found
A/Cawale
Halgan.net