Raisulwasaare Rooble oo kulan la qaatay Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan
(May 22, 2022)
Dubia:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale maanta la kulmay madaxwaynaha Dowladda Isutagga Imaaraadka Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan. Kulankaan oo ka dhacay Gu