Madaxweynaha Deni oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee JFS Xassan Shiikh Maxamuud
(May 15, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Madaxwehnaha 10-aad ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo loo doortay Mudane Xasan Shiikh Maxamuu
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee JFS Xassan Shiikh Maxamuud
(May 15, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha
Xassan Sheekh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya
(May 15, 2022)
Muqdisho:-Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale loo doortay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, muddada afarta sano ah ee soo socota kadib doorasho qaadatay in ka badan 10 saac oo ka dhacday Muqdisho.Xas