Madaxweynaha Xafiiska Jooga oo la kulmay Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud.[Masawiro]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamu
Wareysi: Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.[Dhagayso]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Doorashadii Soomaaliya ee muddada fog qaadatay, islamarkaana marar badan dib u dhacday ayaa lasoo geba-gebeeyey toddobaadkii tegay ayada oo la doortay madaxweyne cusub. Doorashadaasi waxaa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u safray dalka Imaaraadka Carabta
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir gudoomiyey shirka Golaha xukuumada Federaalka.[Masawiro]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Mudane Hassan Sheikh Mohamud, isagoo Shacabka Soo