Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada iyo ku xigeenkiisa oo xilka la wareegay.
(May 28, 2022)
Muqdisho:-Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa
Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Sh Bashiir Axmed Salaad oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Cali Warsame Xassan
(May 28, 2022)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad Gudoomiyaha Hay'adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ka Tacsiyadeeyay Geerida ku timid alle ha u naxariistee sheekh Cali Warsame Xasan. Source: Sonna
Jamaacada Al-Ictisaam Bil Kitaabi Wassunnah oo ka tacsiyeysay geerida Sheekh Cali Warsame Xasan
(May 28, 2022)
Urdun:-إIlaahay ha u naxariisto Sheekh Cali Warsame Xasan oo ahaa caalim kamid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya cilmi ahaan, cimri ahaan iyo caqli ahaanba, intii uu noolaana diinta iyo dalka ugu s