Isbeddelada Maamul iyo Shaqaale ee Hay’adaha Dowladda xilliyada Doorashooyinka
(May 3, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka ah shaq
Guddoomiyaha Golaha Shacabka OO la kulmay saraakiil ciidan.[Masawiro]
(May 3, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida. S
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la kulmay Wakiilka Midowga Europe ee Soomaaliya.[Video/Masawiro]
(May 3, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Wakiilka Midowga Europe ee Soomaaliya marwo Tina Intelmann. Kulanka Madaxweynaha i
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay C6+[Masawiro]
(May 3, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan mira-dhal ah la yeeshay saaxiibbada beesha caalamka, gaar ahaan kuwooda lagu magacaabo C6+. K