Madaxweynaha JFS Xassan Sh.Mohamuud oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.[Masawiro]
(May 31, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga amniga Caleema saarka Xafladda Madaxweynaha JFS
(May 31, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiga Amniga ee Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dhawaan lagu qaban doono
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Cali warsame Xassan
(May 31, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummada Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Sheekh C
Madaxweynaha Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoowe
(May 31, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta magaalada Garoowe.Madaxweynaha ayaa ka hadlay guud ahaan xaala
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay
(May 31, 2022)
Baydhabo:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfu