Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada oo gaaray Gaalkacyo
(May 9, 2022)
Gaalkacyo:-Wafti u hooggaminayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada Mudane Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamadda Difaac Puntland Gen. Yaasin Cumar dh
Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo la kulmay saraakiisha Ciidanka ATMIS
(May 9, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo caawa kulan deg deg la yeeshay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ay ka mid yihi
Amniga Doorashada Madaxweynaha JFS oo lagu wareejiyay Ciidanka Howlgalka ATMIS
(May 9, 2022)
Muqdisho:-Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JFS ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho. Guddiga Qaban qaabada Doo
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Xildhibaanadalabada Aqal ee Baarlamaanka JFS.
(May 9, 2022)
Muqdisho:-Waxaan maanta kulan la qaadanay Xildhibaanada deegaan doorashadoodu ay tahay Jubaland ee ku jira labada Aqal ee Baarlamaanka JFS.Kulankan oo ahaa Mid wadajir ah waxaan diirada ku saaray xaa