Madaxweynaha JFS oo ku dhawaaqay in uu u tartamay mar kale xilka Madaxweynaha Soomaaliya.[Video]
(May 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyay inuu u sharaxan yahay xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaana uu codsi u diray Xildh
Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka BJFS.[Masawiro]
(May 8, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan nuur Maxamed (Aadan Madoobe)
Guddoonka Golaha Shacabka oo go’aan ka gaadhay xildhibaanada Gobolka Gedo
(May 8, 2022)
Gedo:-Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamanka DFS ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray xildhibaanada muranka uu ka taagnaa ee gobolka Gedo, waxayna si rasmi ah u sharciyeeyeen xildhibaanada lagu soo
Madaxwaynaha Jubbaland oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey.[Masawiro]
(May 8, 2022)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdishu ee caasimadda dalka.Wafdiga madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdishu