Madaxweynaha JFS oo ku dhawaaqay hindisaha shaqo abuur Qaran iyo hindisaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed [Video]
(May 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaa