Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al Jazeera Muqdisho Sheikh Bashir Axmed Salaad.
(May 13, 2022)
Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu maanta khudbadii Jimcaha uga hadlay doorashada dalka ku soo fool lehmaalinta 15 May waxaana uu nasiixa u diray xildhibaanada iyo kuwa doonaya in ay
Culumada Puntland oo Khudbadii Jimcaha uga hadlay Siyaasada dalka iyo Doorashada 15 May.
(May 13, 2022)
Boosaaso:- Inta badan Masaajida deegaanada Puntland ayaa waxaa khudbadii Jimcaha looga hadlay Doorashada dalka ka dhacaysa maalinta 15 may iyaga oo diirada ku saaray cida dalka lagu aamini karo iyo l
Ra’iisul Wasaaraha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Madaxweynihii Imaaraadka Sh.Khaliifa Bin Zayid.
(May 13, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka iyo Dowladda Imaaraadka Carabta uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee madaxweynihii Dowladda Imaaraadka C
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii Dowladda Imaraadka Carabta
(May 13, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah uga diray qoyska, shacabka iyo guud ahaan dowladda Imaraadka Carabta geerida ku t
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Madaxweynihii dowladda Imaaraadka Sh Khaliif Bin Zayid Nahyaan
(May 13, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Madaxweynihii dalka Imaaraadka Carabta, oo maanta geeriyooday. “Waxaan uga