Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo ka qayb galay ah Daahfurka ololaha wacyigelinta codeeyaha doorashada Degmooyinka Puntland.[Video/Masawiro]
(May 26, 2022)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa caawa magaalada Garowe uga qaybgalay munaasabadda daah furka
Madaxweynaha JFS oo uga mahad celiyey dowladda Imaaraadka Carabta garab istaagga umadda Soomaaliyeed ee Gurmadka Abaaraha.
(May 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo magacaabay la Taliyaal cusub
(May 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne 1. Ibra
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika.[Masawiro]
(May 26, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo Annette Weber. Kula
Dowladda Imaaraadka Carabta oo 9.6 Milyan oo Dollar ku wareejisay dowladda Soomaaliya.[Masawiro/Video]
(May 26, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble oo goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ay dowladda Soomaaliya ugu wareeji naysay la