Madaxweynaha JFS oo magacaabay agaasime ku xigeenka guud ee Madaxtooyada Qaranka
(May 23, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan u magacaabay xilka Ku-xigeenka Agaasima
Madaxweynaha JFS oo u magacaabay Xuseen Sh Maxamuud xilka Agaasimaha guud ee Madaxtooyada
(May 23, 2022)
Muqdisho, May 23, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud xilka Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Ma
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(May 23, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib socdaal 4 cisho qaatay oo uu ku tagay dalka isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga
Madaxweyne Siciid Deni oo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee JFS oo maanta xilka la wareegay.
(May 23, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta si rasmi ah xilka ugula wareegay Ma
Madaxaweyne Xassan Sh Maxamuud oo maanta la wareegay xilka madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya [Masawiro/Video]
(May 23, 2022)
Muqdisho, May 23, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka Madaxweynaha