Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ka shiray amniga doorashada Madaxweynaha.[Masawiro]
(May 4, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha sare ee ciidanka howlgalka nabad ilaalinta ATMIS oo ay ku jiraan ku-x
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland oo booqday dekadda iyo Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.[Video]
(May 4, 2022)
Boosaaso:-Ku-simaha Madaxweynaha Ahna madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash Ayaa kormeeray Dekedda iyo garoonka diyaaradaha Magaalada Bosaaso oo ka mid ah Ilaha dhaqaale
Golaha Shacabka BJFS oo doortay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha JFS.[Masawiro/Video]
(May 4, 2022)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow furmay kulanka Golaha Shacabka BJFS, waxaa shir guddoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Ajendaha kulanka ayaa ah door
Golaha Aqalka Sare BFS oo ansixiyey Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya.[Video]
(May 4, 2022)
Muqdisho:-Waxaa goordhow furmay kulanka Golaha Aqalka Sare oo maanta loo balamay iyadoo kulanka lagu dooran doono Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadsa Federaalka Soomaaliya balse waxaa warbi