Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo xilka la wareegay
(May 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kala diray Guddiyadii doorashooyinka dadban
(May 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyadii doorashada dadban,isagoo uga mahadceliyay sidii wanaagsanayd ee ay u guteen Waa
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay Safiirka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya
(May 29, 2022)
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Mudan Fei Shengchao.Danjiraha oo guddoomiyaha
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay JanaasadaCabdullaahi Maxamed Shirwac
(May 29, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka uga qeyb galay Salaadda Janaasada Alle ha u naxariisto Marxuum Cabdullaahi M