Wareysi: Sarkaal hore oo Al-Shabaab oo sheegay waxa ka qaldan habka loola dagaalo kooxda.[Dhagayso]
(May 24, 2022)
Swedan:-Mid ka mid ah hawlaha ugu waaweyn ee horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ah sidii uu usoo celin lahaa xasilloonida waddanka, gaar ahaan la dagaalanka ururka A
Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud oo xil u magacaabay Abdirahman Abdishakuur Warsame.[Video]
(May 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Ab
Ra’iisal wasaaraha XFS oo shaqadii ka joojiyey Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya
(May 24, 2022)
Muqdisho:-Ra'iisal wasaaraha XFS Mahamed Xuseen Rooble ayaa baabi'iyay warqad wasaaradda Arrimaha dibadda ay ku fasax day Markab waday dhuxul sharci daro ah oo ku xernaa xeebaha dalla Cumaan. Sido kal
Madaxweynaha JFS oo magacaabay Xuseen Macallin Maxamuud Sh.Cali La taliyaha amniga Qaranka
(May 24, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Xuseen Macallin Maxamuud Sheekh-Cali, Lataliyaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha ayaa til