Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo xilka la wareegay

May 29, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, taas oo ka dhacday xarunta hay’adda.

Munaasibad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee hay’addaas Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Mahad Salaad ayaa hogaanka hay’adda NISA si rasmi ah xilka ugala wareegay Yaasiin Fareey oo si Ku-meel-gaar ah xilkaas u hayay, tan iyo markii xilka laga qaaday Fahad Yaasiin Xaji Daahir oo 3 sano ka badan soo hayey xilka.

A/Cawale
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
May 2022
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online