Amniga Doorashada Madaxweynaha JFS oo lagu wareejiyay Ciidanka Howlgalka ATMIS

May 9, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JFS ayaa shaaciyay habraaca Amniga goobta ay ka dhaceyso Doorashada ee Teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JFS ayaa sheegay in Ammaanka guud ee goobta Doorashada ay ka dhacayso ay sugi doonaan Ciidamada Howlgalka ATMIS, kuwaasi oo ay caawin doonaan tiro ka mid ah Ciidamada Booliiska Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeed ay soo saareen Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JFS

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.