Culumada Puntland oo Khudbadii Jimcaha uga hadlay Siyaasada dalka iyo Doorashada 15 May.

May 13, 2022 - Written by Editor

Boosaaso:- Inta badan Masaajida deegaanada Puntland ayaa waxaa khudbadii Jimcaha looga hadlay Doorashada dalka ka dhacaysa maalinta 15 may iyaga oo diirada ku saaray cida dalka lagu aamini karo iyo loolanka siyaasiyiinta waxaa kale oo ay ka digeen laaluushka la bixiyo xiliga doorashada.
1-Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Huda ee Boosaaso Amaanada iyo in Amaanada la ilaaliyo | Dr. Maxamed Faahiye Ciise 

2-Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al Rowada Ee Boosaaso Sheekh Cali Maax.

3-Sh.Faarax Maxamed Cajab oo khudbadda Jimacaha ka jeediyay Masjid Dil-Xij Boosaaso ayaa dardaaran u jeediyay Xillibaanada Baarlamaanka JFS.

4-Xilibaanada waxaan leeyahay war ilaahay ka baqa ” Sh Axmed Dheelli

5-Sh.Daahir Aw cabdi oo kalmad dardaarana u diray Xilibaanada Baarlamaanka JFS iyadoo axadda inagu soo aaddan loo Madlan yahay inay dhacdo Doorashada Madaxwaynaha.Majidu-AlRawda- Boosaaso

6-Khudbadii jimcaha ee Masjid Xaaji Cali Garoowe islaamku waa diin iyo dawlad wadajira

7-Sifooyinka Imaamka Caadilka ah uu dalkeena Somalia uu u baahan yahay Maanta Sheekh Dr Ahmed Xasan

8-Khudbad Jimcaha oo ku socota Xildhibaanada DFS | Sh Axmed Yuusuf Daad

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.