Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al Jazeera Muqdisho Sheikh Bashir Axmed Salaad.

May 13, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu maanta khudbadii Jimcaha uga hadlay doorashada dalka ku soo fool lehmaalinta 15 May waxaana uu nasiixa u diray xildhibaanada iyo kuwa doonaya in ay qabtaan talada dalka isaga oo ka digay in la doorto qof danbiile ah .

Hoos ka Daawo khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al Jazeera Muqdisho Sheikh Bashir Axmed Salaad Ha dooran Danbiile


Halgan.net

Comments are closed.