Madaxwaynaha Jubbaland oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey.[Masawiro]

May 8, 2022 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Magaalada Muqdishu ee caasimadda dalka.Wafdiga madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdishu ku soo dhaweeyay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo mudanayaasha labada Aqalka ee Baarlamaanka Jubbaland ku matala Dowladda federaalka Soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Comments are closed.