Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Xildhibaanadalabada Aqal ee Baarlamaanka JFS.

May 9, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Waxaan maanta kulan la qaadanay Xildhibaanada deegaan doorashadoodu ay tahay Jubaland ee ku jira labada Aqal ee Baarlamaanka JFS.
Kulankan oo ahaa Mid wadajir ah waxaan diirada ku saaray xaalada dalka iyo sidii xildhibaanada kasoo baxay Jubaland ay uga qeyb qaadan lahayeen jihaynta doorashooyinka gaba gabada maraya.

——Dhamaad—-

Comments are closed.