Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo u amba-baxay dalka Maraykanka
(September 14, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono Meertada 77-aa
Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya William Samoei Ruto
(September 14, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane William Samoei Ruto ayaa Madaxtooyada dalkaas ku yeeshay kulan miro dhal ah oo
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo magacaabay la Taliyaashiisa arrimaha Difaac iyo Dhismaha Ciidanka
(September 14, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 51 ee 14-ka Sibteembar 2022, kuna saabsan magacaabid La-taliyeyaasha Madaxweynaha ee Arrimah
Madaxweynaha JFS oo ka qayb galaya caleemasaarka Madaxweynaha dalka Kenya
(September 13, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto
Madaxweynaha Puntland oo daah-furay tababarka Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl
(September 12, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta daah-furay tababarka Goleyaasha deegaanka ee saddexda degmo Qardho, Ufeyn iyo Eyl kuwaasi oo ah goleyaashii deegaan
Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
(September 12, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulankii labaad ee Shirka Golaha Wadatashiga Qaran. Shirkan ayaa diirada lagu saaray sidii loo
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga
(September 11, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka
Madaxweynaha JFS guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay Muqdisho.
(September 11, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shir
Madaxweynaha JFS oo warbixin ka dhageystay Hantidhawraha Qaranka Ee DFS .
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa warbxin ku aad
Madaxweynaha Jubaland oo gaaray magaalada Muqdisho.
(September 10, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka iyadoo wafdi Madaxweynaha ay kamid yihiin xubno katirsan labada gole e

« Previous PageNext Page »