Raisulwasaaraha JFS Xamse Cabdi Barre oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti.
(November 8, 2022)
Jabuuti:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadd
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka .
(November 8, 2022)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda dalka Masa
Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland.
(November 8, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta goob joog ka noqday dhaarinta laba xubnood oo kamid ah Guddiga ku
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Safiirka Dowladda Germany ee Soomaaliya
(November 8, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi kulan Kula qaatay Safiirka Dowladda Germany ee Soomaaliya Amb. Sebastian Groth. Kulanka ayaa looga ha