Ciidamada DFS oo la wareegay degaanka Cadcadeey
(November 17, 2022)
Jowhar:-Ciidamada DFS oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa maanta kala wareegay deeggaanka Cadcadeey kooxda Khawaarijta deegaanka ayaa hoostagga magaaladda Ruunir-good ee gobolka Shabeellaha dhaxe