Madaxweynaha JFS oo ka guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cusub ee Dowladda Imaaraatka Carabta
(November 13, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo, Safiirka Cus
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo gaaray Muqdisho
(November 13, 2022)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil Cawl & wefti uu hoggaaminayo oo saaka kasoo kicitimay Garoowe ayaa lagu soo dhaweeyey Muqdisho. Weftiga Guddoomiyah