Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirashiid Yuusuf Jibriiloo shirgudoomiyey Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakiillada Puntland.
(November 20, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo
Taliye ku xigeenka qaybta Booliska gobolka Nugaal oo ka warbixiyey howl gal ay xalay ciidanku ku qabteen Khamriilayaal.[Video]
(November 20, 2022)
Garoowe:-Taliye ku xigeenka qaybta Booliska gobolka Nugaal ahna ku-simaha taliyaha Gaashaanle Dhexe Maxamuud Muuse Bile ( Fardafuul ) ayaa ka warbixiyey xaaladda amniga ee guud ahaan gobolka iyo howl-
Taliyaha ciidanka Booliska XFS oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliska ee Puntland
(November 20, 2022)
Garowe: 18 Nov 2022:Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta kormeer shaqo ku yimi maanta Xarunta Dhexe ee Taliska Ciidanka Booliska DPL. Taliyaha boolisk