Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland.[Masawiro]
(November 6, 2022)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa caawa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Puntland oo looga hadlay Am
Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda
(November 6, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT)
Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland oo saagootiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS
(November 6, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirishiid Yuusuf Jibriil ayaa maanta sagootiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS, Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan safar shaqo k
Madaxweynaha Hirshabeele oo booqday deegaanada laga Xoreeyey Khawaarijta Al Shabaab.
(November 6, 2022)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hishabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray deegaannada Wargaadhi, Geedi xeer, Xasan geedi, Qaahira, Maxaa saciid iyo Nuur dugle oo dhowaan laga xureeyay