Ra’iisal wasaarayaashii hore ee DFS oo booqasho iyo salaan ugu tegay Madaxweynaha dowladda Puntland
(November 10, 2022)
Nairobi:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid C/laahi Deni, ayaa waxaa booqasho salaan iyo is xogwareysi ugu yimid Ra’isalwasaarihii hore ee DFS Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’isalwasaari
Ra’iisul Wasaare Xamse oo booqday Kuliyadda lagu tababaro Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.[Video/Masawiro]
(November 10, 2022)
Djibouti:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo ku guda jira booqashada rasmiga ah ee dalka Djibouti uu ku joogo, ayaa maanta booqday Kuliyadda Tababarka b
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti.
(November 10, 2022)
Jabuuti:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar G