Ku simaha Madaxweynaha Puntland oo shir Gudoomiyey Shirka golaha Wasiirada
November 24, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dardargelinta Doorashooyinka, dhacdooyinka iyo Waxqabadka todobaadka iyo Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ee Ku saabsan xummadda kusoo badanaysa deegaannada Puntland.
—-Dhamaad—