Madaxweynaha JFS oo caawa ku hoyday degmada Cadale .

November 25, 2022 - Written by Editor

Cadale:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhiirri-gelinaya Ciidamada Qalabka Sida iyo Shacbiga u istaagay xoreynta deegaannada ay haystaan khawaarijta Alshabaab ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Cadale ee Hirshabelle.

Madaxweynaha oo kulammo xog-wareysi ah la qaatay bulshada iyo wax-garadka Cadale ayaa xusay rajada shacabka Soomaaliyeed ay maanta qabaan ee la xiriirta in dalka laga xoreeyo argagixisada Alshabaab oo sanaddo badan dib u dhigtay nolasha iyo horumarka dadka Soomaaliyeed.

—–Dhamaad—-

—–Dhamaad—-

Comments are closed.

Archives
November 2022
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online