Guddoomiyaha Aqalka Sare oo codsaday in la baaro been abuur u sameeyey Gudoonka Baarlamaanka
August 6, 2020 - Written by EditorMuqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya,Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxaa uu soo saaray warsaxaafadeed uu ka codsanayo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/lahi Farmaajo in gudoonka Baarlamaanka Aqalka hoose ay been abuur ka sameeyey habraaca dhaqan-gelinta xeerka maaliyadda guud ee dalka, iyadoo aan la soo marsiin Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare,. si uu dib u eegis ugu sameeyaan.
no images were found
A/cawaal
Halgan.net