Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF)oo beeniyey in Markab lagu afduubay xeebaha Puntland
August 20, 2020 - Written by EditorBoosaaso:-Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF) aya waxay Qirayaan Inaaney jirin Markab lagu Afduubtay Xeebaha Puntland.
Markabka (AEGEAN ll ) oo Laga leeyahay Wadanka (Panama) Kana soo Kicitimay Xeebaha Dowlada Imaraatka Carabta Una Socdey Magaladda Mugdisho Ayaa Ciladd Farsamo ku Heshay inta u Dhexeysa Boolimoog iyo Caluula Ciidamadu waxay ugu Tageen Markabka Hubin .
Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF) ayaa markii ay ogaadeen cilada Markabka waxaa ay Ciidamaddu ku wareejiyeen Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu Halkaas oo uu Markabku maalinta Beri ah ka Shiraacan Doono.
Xafiiska warfaafinta Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF)