Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee S/land oo ka hadlay kulanka dhexmaray Madaxweynaha S/land iyo Kenya.[Video]
December 14, 2020 - Written by EditorNairobi:-Kulanka Labada Madaxweyne Ee Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Kenya ayaa waxaa ka warbixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland waxaana uu xusay in ay jiri doonaan kulamo kale duwan oo dhici doona saacadaha soo socda.
Hoos ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibeda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah Ee Somaliland oo ka hadlay kulanka dhex maray madaxweynaha S/land iyo Kenya.
Halgan.net