Sh.Shibli oo ka hadlay gabadh ka dacwootay Maamulka Masjidka Al-hidaaya iyo xal laga gaaray.[Video]
January 22, 2021 - Written by EditorNairobi:-Sh.Maxamuud Shibli ayaa ka falceliyey gabadhii ka dacwootay Maamulka Masaajidka Al-Hidaaya laguna faafiyey cabashadeeda lagu faafiyey baraha bulshada Sh Shibli iyo maamulka masjidka ayaa arrinkaas u istaagay bal in la ogaado cabshada gabasha walaasheen ah waxaan uu Sheekhu xusay in arrinkaas xal buuxa laga gaaray.
Sh.Maxamuud Shibli iyo maamulka masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ayaa mahad u soo jeediyey cid walba oo ka qayb ka qaatay in xal la gaaro cabshada gabadhaas walaasheen ah iyagoona si gaar ah ugu mahad celiyey dadka ka shaqeeya wanaaga iyo midnimada bulashada Soomaaliyeed.
Hoos Ka daawo Sh.Shibli oo ka hadlay gabadha ka dacwootay maamulka Masjidka Al-hidaaya