Dalmar Media oo waraysi la yeeshay Wasiirka amniga dowladda Puntland Cabdisamada Galan.[Video]
April 9, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Warbaahinta Dalmar Media Services,waxay wareysi dhinacyo badan taabanaya GAALKACYO kula yeelatay,Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Gallan oo ka hadlay xaaladda guud ee Amaanka? U diyaargarowga qalalaase ka dhasha khilaafka,ka taagan doorashada Soomaaliya? Faahfaahinta dagaalkii dhawaan, buuraha Cal-miskaad ee Gobolka Bari? Sababta ciidanka ay u dhisayso PUNTLAND? Qorshaha maxaabiis muddo dheer lagu hayo xabsiyadda? Ka jawaabida hadal hayn,la xidhiidha inaysan gacanta ugu jirin,qeybo ka mid ah awoodihii wasaaraddiisa? iyo Suaalo kale ayaa lagu weydiiyay mowduucan oo magaciisu yahay, #DIIRADDA_WAREYSIYADDA DALMAR MEDIA.
Abshir Dhiirrane Ayaa Waraysigaan La Yeeshay Wasiirka Amniga Puntuland Cabdisamad Maxamed Gallan.