Go’aanka Dowladda Puntland ee Xaaladda Doorashada Soomaaliya.

April 22, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xalay dowladda Puntland ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in dib loogu laabto wada hadalada arrimaha doorashooyinka iyadoo gundhig looga dhigayo heshiiskii 17 September iyo in aysan aqoonsanayn mudo kordhinta loo sameeyey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo golayaasha kale ee Dowladda.

no images were found

M_M_Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
April 2021
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online