Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo VOA ay ka waraysatay 8 xubnood oo shabaab ah oo dil lagu xukumay[Dhagayso]
April 23, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdiladiif Muuse Nuur ayaa Idaacada laanta Afka Soomaaliga ee VOA waraysi uu siiyey waxaa uu uga warama xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo ay Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Gobolka Mudug ku riday xukun dil ah.
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Abdiladiif Muuse Nuur ayaa VOA u sheegay in 24 xubnood oo eedaysne ah la hor keenay Maxkamada Ciidamada Qalabka sidda ee Gobolka Mudug balse ilaa 8 xubnood oo ka tirsan Alshabaab dil lagu xukumay intii kalena la sii daayey ka dib markii wax danbi ah lagu waayey.
A/cawaale