Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Danjiraha Midowga Yurub oo booqasho sharafeed ugu yimid Muqdisho.[Masawiro]
December 12, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Marwo Tiina Intelmann, oo booqasho sharafeed ugu timid, iyaga oo ka wada hadlay danaha dheef-wadaagga ah ee labada dhinac.
Kulanka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Danjiraha Midowga Yurub ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinka iskaashiga iyo wax wada qabsiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Yurub ee dhinacyada amniga, horumarinta iyo dhaqaalaha.
<!– wp:imagely/nextgen-gallery –>
no images were found
<!– /wp:imagely/nextgen-gallery –>
Halgan.net