Mutamarkii 4aad ee Musasada Al Ansaaru sunna oo Nairobi Ka Bilaaban doona.

December 23, 2021 - Written by Editor

Nairobi:-Mutamarkii 4aad ee Musasada Al Ansaaru sunna ayaa ka bilaaban doona hadii alle idiom magaalada Nairobi 25/12/2021  waxaana mutamarka soo qabanqaabiyey Masasada Al Ansaar Al Sunnah wanna mutamarkii 4aad oo ay Musasada Al Ansaar sunnah ku qabato magaalada Nairobi.

Mutamarka ayaa sandkan leh xiiso gaara waxaana Cinwaan looga dhigay Xadiiskii qiimaha badnaa ee ahaa (قل آمنت بالله ثم استقم)

Mutamarka sandkan ayaa waxaa ka soo qeyb galaya culumada kala ah

1- Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi

2 Sheekh Dr Bashiir axmed Salaad

3-Sheekh Mustafe Xaji Ismail

4Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax

5 Sheekh Said Raage

6 Sheekh Jamal Osman

7 Sheekh Dr Maxamuud Shible

8 Sheekh Hussien Ali Jabuuti

9 Sheekh Abdinasir Haji Ahmed

11  Sheekh Maxamed Idiris

12 Sheekh Yuusuf Ahmed

13 Sheekh Abdirahman Sh Mursal

14 Sheekh Mahamud Dulyaden

15 Sheekh Abdulqani Bashir 

no images were found

Mutamarka waxaad si Live uga daawan kartaa

Channelka Youtubka Dacwa Tv Live

Ama Face Book Dacwa Live

Halgan.net
Nairobi

Comments are closed.

Archives
December 2021
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online