Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal uu Al-shabab ku qaaday deegaanka Baxdo ee Gal-Mudug.[Dhagayso]
January 7, 2022 - Written by EditorBaxdo:-Dagaal ayaa saaka arroortii ka dhacay deegaanka Baxdo ee maamulka Galmudug. Dabley hubaysan oo ka tirsan Alshabab ayaa la sheegay inay weerartay deegaanka, waxaana jira qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo soo gaarey dhinacyadii dagaalamayey.
Gudoomiyaha Baxdo, Maxamed Cabdullahi Muuse ayaa Sahra Cabdi Axmed uga warramay sida dagaalku uu u dhacay?
VOA