Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan Afur iyo is-xog wareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.[Masawiro]
April 18, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan Afur iyo is-xogwareysi isugu jira Qasriga Madaxtooyada kula qaatay Golaha Wakiilada Dowladda Puntland.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame iyo Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland .
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net