Ku Simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash oo shir gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada
April 21, 2022 - Written by EditorGaroowe:-Ku Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada, oo todobaadkan looga hadlay Amniga guud, xaalada Dekedda Boosaaso, dhismaha Goleyaasha deegaanka ee degmooyinka Ufayn, Qardho iyo Eyl iyo qodobo kale.
——Dhamaad—-