Wareysi:Guddoomiyaha gobolka Mudug oo dhacdadii Gaalkacyo ku eedeeyay wasiirka arrimaha dibedda [Dhagayso]

April 22, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Hal askari ayaa dhintay saddex kalana waa ay dhawacmeen, kuwaas oo uu ka mid ahaa taliye ku xigenkii qeybta booliska Gobalka Mudug dhanka Puntland Cabdisiciid Xuseen Jamac, Sida VOA ay u xaqijyeen saraakiil ka tirsan booliska.

Ciidamada booliska ayaa weerar ku qaday guri ay ku sugnayeen wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse iyo nabaddoono, waxaana sida ay wararku sheegayaan ku dhawacmay weerarka nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo ka mid ahaa odayaal iyo siyaasiyiin shir ku lahaa halkaasi.

Wariyaheenna Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa arrimahan ka wareystay Guddoomiyaha Gobolka Mudug dhinaca Puntland Cabdiladiif Muuse San-yare.

VOA

Leave a comment

*

Archives
April 2022
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online