
(September 6, 2011)
Nairobi:-Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu ka akhriyaa Masjidka 6st ee ku yaal magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Kitaabka Muntaqal Akhbaar waxaana ku taxan dadweyne aad u tiro badan Sh Maxame

(September 6, 2011)
Denmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa silsilad Muxaadarooyin ka ka jeedshay masaajidka Al-Tawxiid ee wadanka Denmark muxaadarooyinka ayaa waxaa uu Sheekh C/raxmaan diirada ku saaray Kuwa ka badbadiyey

(September 6, 2011)
Sh Maxamed Idirs Ahmed xafidahulaah ayaa waxaa uu qolka Somali Islamic Taqwa Center waxaa uu ka akhriyey kitaabkii Sh Maxamed Cabdi Wahaab (Axaadiis Fitan Walxawaadis ) waana kitaan qiimo badan oo ku

(September 6, 2011)
Burco:-Dunidu waa imtixaan, sidaas ayaana ilaahay ugu talagay, waxa la isku imti xaana way tiro badan yihiin, waana kala jaad, ummadana waxaa ugu imtixaan badan kuwa ugu wanaagsan oo ugu fadliga badan

(September 6, 2011)
Boosaaso:-Sh Dr Ahmed Xaaji C/raxmaan ayaa waxaa uu ka akhriyaa Kitaabkiiu Saxiixu Tarmadi magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland Sh Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa ka mid ah culumada da

(September 6, 2011)
Gaalkacyo:-Odayaasha beesha Majeerteen ee ku dhaqan Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ay iska fogeeyeen in beel ahaan ay qayb ka ahaayeen dagaal kii dhawaan ka dhacay magaalada

(September 6, 2011)
Nairobi:-Xilligii nabigeenu (scw) noolaa dhacdooyinkii dunida ka dhacay qaar badan baa Qur’aanku faalleeyay ama rasuulku (scw) ka hadlay, dhacdooyinkaas ha ahaadeen kuwo muslimiinta faraxgalinaya am

(September 6, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay xiritaanka shirka wada tashiga ee maanta Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif

(September 6, 2011)
Muqdisho:-Waxaa saacadaha soo socda la filayaa in uu soo afmeermo shirka wada tashiga ah ee Soomaalida oo uu garwadeen ka yahay Ergerga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay ee dalka Soomaal

(September 6, 2011)
Qaahira:-Mas’uul ka tirsan Ururka Jaamacadda Carabta ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters in xog-hayaha guud ee Jaamacadda Carabta Nabiil Al-carabi uu magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriy
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|