Sirta ku hoos jirta iyo danta laga leeyahay Qorshaha{ROADMAP}
(September 21, 2011)
kuwa ROADMAP wata oo aay u horreeyaan Shirkadihii Kaluunka oo badda Soomaaliya ka daldashay kheyraadkii dhex qotomay 21-kii sano oo lasoo dhaafay oo raba in badda Soomaaliya lagu soo xadido 12

(September 21, 2011)
Muqdisho, Sept 21 - -----Xukuumadda KMG ah ayaa dhistay Guddi Farsamo oo loogu talogalay inay hirgeliyaan roadmap-kii lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 6dii Sebteemb

(September 21, 2011)
Garoowe:-Wareegto ka soo baxday saaka Xafiiska madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole kuna astaysan Lr. 87, ayaa lagu magacaabay af-hayeenka madaxtooyada Puntland, iyadoo loo magacaabay

(September 21, 2011)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaaa saaka waxaa ay weerar gaadmo ah ku dileen ilaa 3 askari oo ka tirsan ciidanka DFKM ka dib markii weerar ay ku ekeeyeen bar Koon trool oo ay ku lahaa

(September 21, 2011)
Garoowe, sept,21------Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan qoyskii iyo Eheladii Marxuum Cabdiraxmaan Xaaji Axmed oo ahaa xilibaan ka tirsan

(September 21, 2011)
Gaalkacyo:- Waxaa saaka lagu aasay magaaada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa oo xalay 2 nin oo hubaysan ay ku dileen xaafada Israac ee mgaalada Gaalakacyo

(September 21, 2011)
Gaalkacyo,Sept, 21 Ciidamada Booliska ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay ilaa saaka howl galo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku soo qabteen ilaa 12
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|