Taxanihii Taariikhda Casharkii XI-aad iyo Dr. Sadiq Enow
(September 22, 2011)
Sweden:-Talyaanigii ciidamo badan ayuu ku soo dejiyay degmooyinkii uu u arkayay in ay ahmiyad istraateejiyadeed u leeyihiin weerarada uu ku doonayay in uu ku gumeeyo degaanka iyo dadkiisa. Degmooyinka
Ciidanka Daraawiishta ee Puntland oo shalay howlgalo ka sameeyey gobolka Sanaag
(September 22, 2011)
Dhahar:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhahar ee xarunta gobalka Heylaan ayaa sheegaya in shalay galabta ay gaareen ciidamo ka tirsan daraawiishta ee Puntland deegaanka Geldoora oo u dhexeysa  Ba
Sirta ku hoos jirta iyo danta laga leeyahay Qorshaha{ROADMAP}
(September 21, 2011)
kuwa ROADMAP wata oo aay u horreeyaan Shirkadihii Kaluunka oo badda Soomaaliya ka daldashay kheyraadkii dhex qotomay 21-kii sano oo lasoo dhaafay oo raba in badda Soomaaliya lagu soo xadido 12
Warsaxaafadeed: DFKM oo magacaabay guddi farsamo ee dhaqan gelinta tubta La tiigsanayo (Roadmap).
(September 21, 2011)
Muqdisho, Sept 21 - -----Xukuumadda KMG ah ayaa dhistay Guddi Farsamo oo loogu talogalay inay hirgeliyaan roadmap-kii lagu heshiiyay Shirkii Wadatashiga ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay 6dii Sebteemb
Madaxweynaha Puntland oo saaka magacaabay Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland
(September 21, 2011)
Garoowe:-Wareegto  ka soo baxday saaka Xafiiska madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole kuna astaysan Lr. 87,    ayaa lagu magacaabay af-hayeenka madaxtooyada Puntland, iyadoo loo magacaabay
3 askari oo ka tirsanaa DFKM oo lagu dilay saaka degmada Dharkeenley
(September 21, 2011)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaaa saaka waxaa ay weerar gaadmo ah ku dileen ilaa 3 askari oo ka tirsan ciidanka DFKM ka dib markii weerar ay ku ekeeyeen bar Koon trool oo ay ku lahaa
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntlland oo ka hadlay dilkii Xilibaan Koodhaa
(September 21, 2011)
Garoowe, sept,21------Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan qoyskii iyo Eheladii Marxuum Cabdiraxmaan Xaaji Axmed oo ahaa xilibaan ka tirsan
Xilibaan C/raxmaan Axmed Xaaji oo lagu aasay Gaalkacyo iyo howl gal weli ka socda magaalada
(September 21, 2011)
Gaalkacyo:- Waxaa saaka lagu aasay magaaada Gaalakcyo ee xarunta Gobolka Mudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa oo xalay 2 nin oo hubaysan ay ku dileen xaafada Israac ee mgaalada Gaalakacyo
Ciidanka Booliska Gaalkacyo oo howl galo ay sameeyeen ku qabtay ilaa 12 qof
(September 21, 2011)
Gaalkacyo,Sept,  21 Ciidamada Booliska ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa xalay ilaa saaka howl galo ay ka sameeyeen  xaafadaha magaalada Gaalkacyo waxaa ay ku soo qabteen ilaa 12
Shiikh Maxamed Idiris Ahmed oo Kitaab cusub bilaabay (Dhageyso)
(September 20, 2011)
Mecca:-Sh Maxamed Idirs Ahmed ayaa kitaab cusub waxaa uu ka bilaabay qolka Somali Islamic Taqwa ee aalada Paltalka qolkaas oo ka mid ah qolalaka Faafiya Dacwada Iyo khayrka soona xira culumada Soomaal

« Previous PageNext Page »