Grenade attack at Nairobi bar wounds 12 – police (Video)
(October 24, 2011)
NAIROBI, Oct 24 (Reuters) - A grenade attack on a bar in the centre of Nairobi early on Monday wounded 12 people, Kenyan police said, an incident that comes as Nairobi battles al Qaeda-linked militant
Qarax xalay lala beegsaday nightclub ku yaal magaalada Nairobi.(Daawo Video)
(October 24, 2011)
Nairobi:-Waxaa xalay ka dhacay  magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya qarax , qaraxaas oo ka dhacay goob nightclub ah oo ay ku caweynayeen dad aad u tiro badan waxaana  lagu tuuray Bam gacmeed
Ciidanka Dalka Kenya ee ku duulay Gobolka J/hoose oo Muuqaal laga soo duubay (Daawo Video)
(October 23, 2011)
Kismaayo:-Waxaa isa soo taraya duulaan cad ee ay ciidanka Kenya ku soo qaadeen gobalka J/hoose xili ay masuuliin ka tirsan DFKM ay inkiraad ku dhufteen in ay ciidanka dalka Kenya ay ka soo talaabeen x
Diyaarado duqeyn u geystay Dekkada iyo goobo kale oo ku yaal Kismaayo
(October 23, 2011)
Kismaayo:War hordhac ah  oo naga soo gaaray magaalada Kismaayo ayaa sheegay in diyaarado aan ilaa hadda la aqoon cida  iska leh ay duqeyn ka geysteen magaalada Kismaayo, diyaaradahaan ayaa waxaa la
Masjidka Abu-bakar ee Seattle oo Jimcadii shalay ahayd kaalmo
(October 23, 2011)
Seattle:-Waxaa Masjidka Aubakr ee Magaalada Seattle Gobalka Washington Lagu qabtay Jimcadii Shalay ahayd Barnaamij loogu tala galay in lagu Caawiyo 5-Ruux oo Somali ah oo kala ah. (1).Shiikh Mohamed K
Khudbadii Jimcihii shalay ee uu Shiikh C/raxmaan Sh Cumar uga hadlay in been abuur la faafiyo.(Dhagayso)
(October 22, 2011)
Sh. C/raxmaan Sh. Cumar oo maanta khudbada ku soo qaatay been abuur la faafiyey iyadoo wajiyo badan oo kale gadisan la adeegsanayo, muslimiintana uga digay inay iska ilaaliyaan dadka ugu soo gabanaya
Gacan ku dhiigle dilay Nabadoon Xassan Waloore oo lagu qisaasay Garoowe
(October 22, 2011)
Garoowe:-Waxaa maanta lagu qisaasay  magaalada Garoowe gacan ku dhiigle C/laahi Isaaq Cali oo horay ugu dilay magaalada Gaalkacyo  allaha u naxariistee Nabdoon Xassan Waloore ka mid ahaa nabadoonada
Dagaal culus iyo Duqeymo oo saaka dib uga bilaawday Degmada Dayniile
(October 22, 2011)
Muqdisho:-Dagaal culus iyo duqeymo xoogan ayaa saaka aroortii dib uga qarxay Degmada Dayniile ee gobalka Banaadir dagaalka ayaa waxaa uu daba socdaa weerar culus oo ay xalay soo qaadeen ciidamda ururk
Afhayeenka dhinaca howlgalada ciidanka Al-shabaab oo shir jaraa,id ku qabtay Muqdisho
(October 22, 2011)
Muqdisho:-Afhayeenka howlgalada ciidanka Al-shabaab Cabdi Casiis Abu Muscab ayaa saaka ka warbixiyey dagaal culus oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho dagaalkaas oo xalay intiisa badan uu ka dhacay i
War deg deg ah Dagaal culus oo haatan ka socda Degmada Dayniile
(October 21, 2011)
Muqdisho:-Dagaalo culus oo u dhaxeeya Ciidanka Al-shabaab iyo AMISOM ayaa caawa ka socda Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir,dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ay ciidan ka Al-Shabaab laba jiho ka so

« Previous PageNext Page »