Wasiirka amniga Puntland Col. Khaliif Ciise oo sheegay in ciidamo AMISOM ah Imaanayaan Puntlland
(October 25, 2011)
Gaalkacyo:-Wasiirka amniga Puntland Col. Khaliif Ciise Mudan ayaa waxaa uu maanta saxaafada ka howl gasha Puntlland waraysi uu siiyey waxaa uu xaqiijiyey in dowllada Puntlland ay soo dhaweynayso qorsh
Shaqaalo Ajnabi ah oo lagu afduubay galabta Koonfurta Gaalkacyo
(October 25, 2011)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta koox dabley ah oo hubeysan ay ku afduubeen koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug 2-bo shaqaale oo cadaan ah oo u shaqaynayey hay.dda Danish Demaning Group (DD
Dibadbax looga soo horjeedo Sh Shariif oo ka dhacay Dhoobley iyo Garisa
(October 25, 2011)
 Dhoobley:-Dibadbax aad u ballaaran oo looga soo horjeedo hadalkii Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa uu ka dhacay maanta Degmada Dhoobley waxaana isku soo baxay dadweyne aad u
Ra.iisul Wasaaraha DFKM Prof Gaas,Dowllada Kenya waa iska la shaqaynaynaa in aan la dagaalano Alshabaab.(Video)
(October 25, 2011)
Talaado, Oktoobar 25, 2011 (Halgan) — Ra'iisul wasaaraha DFKM, Prof C/weli Maxamed Cali Gaas oo wareysi gaar ah siiyay maanta wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Canada ayaa sheegay inay dowllad
One killed, 8 wounded in Nairobi blast-Red Cross
(October 24, 2011)
NAIROBI Oct 24 (Reuters) - A grenade explosion in the centre of Nairobi on Monday evening killed one person and wounded at least eight, the second attack in the Kenyan capital within 24 hours, the pol
Labo qarax oo ka dhacay caawa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Keny.(Video)
(October 24, 2011)
Nairobi:-Isniin, October 24, 2011:-Isniin, October 24, 2011:-Waxaa dhawaan ka dhacay Magaalada Nairiobi ee caasimadda dalka Kenya 2-bo qarax oo si xig xigay, waxaan qarax yadaas ka dhashay khasaaro is
Madaxweynaha DFKM oo booqday Degmada Dayniile kana hadlay faragalinta Kenya
(October 24, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM  Sh. Shariif Sheekh Axmed oo maanta waxaa uu socdaal ku tagay qeybo ka mid ah Degmada Dayniile halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada DFKM iyo kuwa Burundi. Madaxweyna
Ciidanka dalka Kenya oo qabsaday degaanka Busaar ee duleedka degmada Ceel-waaq
(October 24, 2011)
Nairobi:-Ciidanka dalka Kenya oo gacan siinaya ciidamo huwan ah oo taageersan DFKM ayaa waxaa ay saaka weerar la beegsadeen degaanka Busaar ee duleedka degmada Ceel waaq. Degaanka Buusaar ayaa waxaa g
For Immediate Release Mogadishu Massacre: A Message to Burundi
(October 24, 2011)
Mogadishu (24/10/2011) – Since the change of military tactics by Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen on the 6th of August 2011, the battle for Mogadishu has taken on an entirely new dimension. The rece
Ra.iisul wasaaraha Kenya Rayla Odinga Ciidankeena ayaa weeraray Kismaayo
(October 24, 2011)
Nairobi:-Ra.iisul wasaaraha dowladda  Kenya Rayla Odinga ayaa markii ugu horaysay waxaa uu saxaafada dalka Kenya iyo wakaaladaha wararka ee caalamiga uu u sheegay in weerarkii gardarada ahaa ee shala

« Previous PageNext Page »