Ciidamo Kenyan ah oo gaaraya 400 oo ku sugan Duleedka Afmadow(Dhageyso)
(October 17, 2011)
Kismaayo:-Dad degan gudaha Somalia ayaa sheegay in ciidamo Kenyan ah ay gudaha ugu sii durkeen qeybo ka tirsan Somalia, kaddib markii ay ka soo tallaabeen soohdinta si ay dagaal ugu qaadaan kooxda Ciidamada AMISOM iyo Kuwa DFKM oo Bam lagu weeraray
(October 17, 2011)
Muqdisho:-Ugu yaraan saddex qof oo ay laba ka mid ah yihiin askar ka tirsan ciidamada DFKM ayaa ku dhaawacmay weearar bam ah oo lagu qaaday xarunta dhismaha jaamacada Gahayr oo saldhig u ah ciidamad Sh. Xassan Cabdullaahi Xirsi (Xassan Turki) oo ka hadlay dagaalka ka socda J/Hoose
(October 17, 2011)
Kismaayo:-Sh. Xassan C/llaahi Xirsi (Xassan Turki) oo ka mid ah hogaamiyaasha ruuxiga ah ee ururka Al-shabaab ayaa mar uu la hadlay saxaafada waxaa uu sheegay in ciidanka dalka Kenya ay ku soo duuleen Geeri Naxdin leh oo ku Timid Gabar aan Wax Xanuun ah Horay u qabin(Daawo Video-ga Duugta )
(October 17, 2011)
Waxaa maalintii jimcaha ahayd si lami filaan ah u Geeriyooday Shugri oo aan wax xanuun ah horay u qabin markaasna shaqa ka timid waxaana ay ka sheegatay madaxa xoogaa ka dibna ku geeriyootay Isbit Sh.Yuusuf Aaden Maxamed oo salaadii Maqrib caawa tujiyey Masjidka Al-Tawxiid(Daawo)
(October 16, 2011)
Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden Maxamed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed oo haatan socdaal Dacwadeed ku jooga magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ayaa caawa dardaaran iyo wacdi kooban ka jeed Sh Cabdinaasir Xaaji Axmed oo ka digay in qof muslin ah la iska dilo ama la qarxiyo.(Video)
(October 16, 2011)
Laascaanood:-Waxaan caawa u soo gudbinaynaa Akhristayaasha Mareegta Halgan.net Muxaadaro uu jeediyey Fadiilatu Sh.C/naasir Xaaji Axmed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn uuna ugu magacdara Sh.Yuusuf Aaden oo caawa Muxaadaro ka jeedinaya masjidka Al-tawxiid ee Copenhagen. (Masawiro)
(October 16, 2011)
Denmark:-Shiikh Yuusuf Aaden oo ka mid ah culumada ugu waaweyn Soomaaliya ayaa socdaal dacwadeed waxaa uu ku joogaa magaalada Copenhagan ee caasimada dalka Denmark ,Shiikh Yuusuf Aadan ayaa waxaa mart Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntand iyo wafdi la socda oo gaaray Gaalkacyo
(October 16, 2011)
Gaalkacyo:-Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntand Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana socdaalkiisa ku weheli Ciidanka ururka Al-shabaab oo ka baxay degmada Afmadow
(October 16, 2011)
Kismaayo:-War hordhac ah oo saaka soo gaaray xafiiska warqabadka ee Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka ururka Al-shabaab ay xalay ka baxeen degmada Afmadow iyagoo ciidankooda u Ciidamo Kenyaan ah oo ka talaabay xadka iyo Al shabaab oo baneeyey degaanka Qooqaani
(October 15, 2011)
Afmadow:Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Dhoobley ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan ciidanka Milatariga ee dalka Kenya ay u talaabeen xadka Soomaaliya si ay xoojiyaan ciidamada DFKM iyo kuwa
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|